Allpuntland  

Aayatiin

4somaliwomen

Ababshe 

Abaaqaroow

Alcarab

Afdheer

AllDarwiish

Allidamaale

Allkheyraad

AfNugaal

Agabso

AllDalka  

AllGedo

Allmudug

Al-tawxii

AllSomali

Amsas

Arlaadi.Com

Arlaadinet

B

Baidoa

Banaadiri

Banadiri.It

Baargaal Net

BBC Somaali

Benadir  

Biyokulule

Boocame

Bulsho   

Buuloburde

Buurhaka

Burtinle Online

C/ D/G/H

Cadaado.Net  

Calanka

Calmadoow  

Carmooyin

Dayniile

Dhulkeena

Djibouti Net  

Doolo-Suuga

dooynet

Gabooye

Galdogob

Gedonet

Gololey

Golkhatumo  

Guulane

Halgan

Hiiraan.com 

HornAfrik Online

I/ J/K/M/N

Idamaale.com  

Iqra-Somali

Issa Associates

Jammaame  

Jarbooleey

Jidbaale

Jiimonet Jowhar   

Jirac

Ken Somali Com.

Kismayo

Maandeeq

Maayland

Maktabada

Manaas

Midnimo.com

MarkaCadey.Net

Morogabey

Mudug-Online

Mudulood

Nugaal.net 

O/P/Q/R 

OLOL

Puntland news Media

Puntlandpost

Qalaafe

Qandala.com

Qaranimo.com

Qorahay Online

QowNet

RadioGaalkacyo  

Radio Garoowe

Radio Jigjiga

RadioKismayo

Radio Lascanod 1

Radio Nugaal

Radiosscayn

Radio Midnimo

Radio Sanaag

Raysmadeia NEW

Ruunkinet

S

SBC Radio

Shabele

Shaxda

Sonnanews

Somaali

Somali community

Somaal-Jecel 

Somaliaonline

Somali Six  

Somali Weyn

Somaliawatch.org

Somaliland.org

Somaliland

Somaliland Futur

Somalilandnet.com

SomaliNet

Somalitalk.com   

Somalitribune

Somali star tv

somfreemedia

Somlink

Soomaalinew

STNFM

Suxayfa

T/ U/W/X/Y

TVSomaliland

Ufuroow

VOA SOMALI

Waamo Net

Waayaha

Waxgarad

Wayaha

Wardheernews

Widh-widh

Xamarnet

Xeraale

Yamays NEW

Yamayska  

Yoobsan

Barrack Obama oo noqday madaxweynihii madow ah ee abid loo doorto dalka Maraykanka
Washington(RM):-Barrack Obama ayaa waxaa loo doortay madaxweynihii 44aad ee dalka Maraykanka ka dib codayntii taariikhiga ahayd ee shalay ka bilaabatay dalka Maraykanka oo ku soo gabagabowdey maanta markii uu dhinaca dhulka u dhigay ninkii kula loollamayey xilkaas ee John McCain.... -
05 Nov 2008
Dowladda Kenya oo qabatay caano laga keenay shiinaha oo horay dalka looga mamnuucay
Nairobi(RM):-Dowladda Kenya ayaa waxa ay ka qabatay dakadda caalamiga ah ee magaalada Mombasa ee gobalka xeebta 50 kartoon oo caana ah oo laga soo saaro dalka shiinaha kuwaasi oo la mamnuucay .... -
23 Oct 2008
Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf oo maanta ka dhoofay garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho
Muqdisho(RM):- Madaxweynaha DFKMG ah ee Soomaaliya Cabdullaahi Yuusuf Axmed ayaa maanta ka dhoofay garoonka dayuuradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho isagoo ku sii jeedey magaalada Kampala ee xarunta dalka Ugandha. ... -
22 Oct 2008
Qarammada Midoobey oo ka hadashay roobabkii dhowaan ka da'ay magaalada Mandheera
Geneva(RM):-Jamciyadda quruumaha ka dhaxeysa ayaa sheegtay in ku dhawaad 6000 oo qof ay ka bara kaceen daadad halakeeyay degmada mandheera ee gobolka waqooyi bari kumaan kalena ay xoolahooda iyo dalagooda ku waayeen roobabkaas. ... -
22 Oct 2008
Ciidammada Maamulka Islaamiga ah ee Kismaayo oo mamnuucay ganacsiga waqtiyada salaadda
Kismaayo(RM):-Maamulka islaamiga ah ee gacanta ku haya magaalada Kismaayo ayaa waxay bilaabeen qorshe ay ku mamnuucayaan ganacsiga waqtiyada salaadda. ... -
22 Oct 2008
Xasilooni Dib Ugu Soo Laabatay Mandheera Kaddib Rabshado Uu Dhiig Ku Daatay
Mandheera(RM):-Xasilooni ayaa laga dareemayaa goobihii ay Rabshadaha ka taagnaayeen ee Degmada Mandhera ka dib markii ay soo farageliyeen Ciidamada Dowlladda Kenya oo heegan xoogan la geliyay. ... -
21 Oct 2008
Guurka Garbahaareey Oo Gaaray Guudka Sare
Garbahaarey(RM):-Guurka oo astaan u ah taranka iyo isdhexgalka bulshada ayaa wayadan dambe noqday mid sidii hore ka badelan ,iyadoo qof walba uu u arooso ninba tabartaa,Dadka ku dhaqan deg.Garbahaareey ee xarunta G/GEDO ayaa walaac iyo walwal ka muujiyay isbadelka guurka ku yimid .waxaana ay tilmaameen in guurka degaankaasi uu sare u kacay 80%,taasoo ka dhigtay guurka gabdhaha iyo garoobada in uu cagacageeyo kumanaan dollar. ... -
21 Oct 2008
Xildhibaanada baarlamaanka FKMG ah ee Soomaaliya oo taageeray shirka ay martigelinayso IGAD
Baydhabo(RM):-Shir Jaaraa'id oo ay Ku qabteen qaar Ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Magaaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay Isla markaana fariisain u ah baarlamaanka Soomaaliya. ... -
20 Oct 2008
Dagaal saaka ka dhacay degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho
Muqdisho(RM):-Dagaal xooggan ayaa saaka waxa uu ka dhacay degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho ,kasoo u dhexeeyey ciidammada DFKMG ah ee Soomaaliya iyo kooxaha ka soo horjeeda. ... -
20 Oct 2008
Ra'iisal wasaare Nuur Cadde oo soo dhoweeyey maraakiibta dagaalka ee ay NATO u soo dirtay biyaha Soomaaliya
Muqdisho(RM):-Shir jaraa’id oo uu shalay ku qabtay hoyga uu ka deggan yahay magaalada Muqdisho ayuu ra’iisal wasaaraha DFKMG ah ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen(Nuur Cadde),waxa uu kaga hadlay arrimo ay ka mid yihiin maraakiibta dagaalka ay wadammada NATO u soo direen biyaha dalka Soomaaliya iyo weliba shirka lagu wado in dhowaan lagu qabto magaalada Nairobi oo loogu yeeray madaxda DFKMG ah ee Soomaaliya iyo baarlamaanka... -
20 Oct 2008
Baardheere Oo Laga Mamnuucay in Hubka lagu dhex qaato
Baardheere(RM):-Maamulka Islaamiga ah ee magaalada Baardheere ayaa markii ugu horaysay mamnuucay in hub sharci darada ah lagu dhex qaato magaalada gudaheeda.... -
20 Oct 2008
Magaaladda Xadka Ku Taalla Ee Mandheera Oo Bandow Lagu Soo Rogay Kaddib Dagaallo Ay Dad Ku Dhinteen.
Mandheera(RM):-Dagaalo u dhaxeeyay Beelaha Garre iyo Murule oo ka soconayay degaano ka tirsan Degmada Mandheera ayaa galay hanaan cusub kaddib markkii ay ku soo fideen magaalada Mandheere oo xad la leh Degmada B/Xaawo Ee G/Gedo... -
20 Oct 2008
Warbixin tobaadle ah oo ay soo saartay hay’adda isku dubaridka gargaarka qaramada midoobay ee OCHA ayey kaga hadashay arimihii ugu danbeeyey ee wadanka Soomaaliya
Nairobi(RM):-Xaaladda bini'adminnimada ee Bartamaha/koofurta Soomaliya waa ay ka sii dartay toddobadkan marka loo eego toddobadkii tegey. Waxaa lagu dhaawacay degmada Marka labo ka mid ah shaqalaha QM sidoo kale waxaa magaalada Belet-Weyne lagu dilay mid ka mid ah shaqalaha bini'aadminnimada, ayna weheliso baaq lagu mamnuucayo hawlgalkii labo hay'adood oo ka tirsan hay'adaha gargaarka. ... -
20 Oct 2008
Qarammada Midoobey oo sheegtay in la qaban doono wareeggii saddexaad ee wadahadallada DFKMG ah ee Soomaaliya iyo Isbahaysiga dib u xoraynta
Nairobi(RM):-Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qarammada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaalida Ahmedou Ould Abdalla ayaa sheegay in 25ka ilaa 26ka bishan October uu dalka Jabuuti mar kale uga furmi doono labada dhinac ee DFKMG ah ee Soomaaliya iyo Isbahaysiga dib u xoraynta Soomaaliya... -
17 Oct 2008
Koonfurta Kuuriya oo shaaca ka qaaday in la sii daayey markab ay burcad badeed uga haysatey xeebaha Soomaaliya
South Korea (RM):-War ay shaacisay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee daka Koonfurta Kuuriya ayaa lagu sheegay in markab laga lahaa dalkaas oo ay ku dhowaad muddo 10 bilood ah burcad badeed Soomaaliyeed ku haysataye xeebaha dalka Soomaaliya haatan la sii daayey.... -
17 Oct 2008
Dowladda Hindiya oo sheegtay inay Markab dagaal u soo diri doonto xeebaha Soomaaliya
India(RM):-Dawladda Hindiya ayaa sheegtay inay dalka Soomaaliya u soo diri doonto markab dagaal oo aad u dheereeya si uu uga ilaaliyo burcad badeedda Soomaalida maraakiibta ganacsiga ee dalka Hindiya ee isaga goosha gacanka cadmeed iyo dunida inteeda kale. ... -
17 Oct 2008
Degmada Buur Xakaba ee gobolka Bay oo ay dhaqdhaqaayo ciidan ka jiraan
Buur Xakaba(RM):-Wararka ka imaanaya degmada Buur Xakaba ee gobolka Bay ayaa sheegaya in halkaas saaka laga dareemayo dhaqdhaqaaq millateri oo ay halkaas ka wadaan ciidammada DFKMG ah ee Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya oo wada jira iyo kooxaha ka soo horjeeda ee dagaalka kula jira. ... -
17 Oct 2008
Labo beelood oo Soomaali ah oo dagaal ku dhexmaray xuduudka dalka Kenya
Mandheera(RM):-Dadka degan degaanka Gaari oo ka baxsan xadka soomaaliya,kan tirsan magaaladda Mandheere Ee dalkaasi Kenya ayaa waxaa ka dhacay dagaal la isku adeegsaday hubka noocyadii kala duwan.... -
17 Oct 2008
Muran Soo Kala Dhexgalay Maamulayaasha Degmooyinka Mandheera iyo Beled Xaawo
Beled Xaawo(RM):-Inkastoo Baledxaawo iyo Mandheera ay yihiin labo Degmo oo daris ah,isuna jira wax ka yar hal mile oo socod ah ayaa haddana waxaa jira culeys iyo cadaad haysa shacab isaga tillaaba labada magaalo.... -
17 Oct 2008
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18  Next
 
 
 
 
Copyright © 2008 Reys Media - All Rights Reserved |Another Website by Ileys Technology Inc.