05 Nov 2008Barrack Obama oo noqday madaxweynihii madow ah ee abid loo doorto dalka Maraykanka
Washington(RM):-Barrack Obama ayaa waxaa loo doortay madaxweynihii 44aad ee dalka Maraykanka ka dib codayntii taariikhiga ahayd ee shalay ka bilaabatay dalka Maraykanka oo ku soo gabagabowdey maanta markii uu dhinaca dhulka u dhigay ninkii kula loollamayey xilkaas ee John McCain.... »
Read More