| |
|
Saxan digir ah soo siiya!!! (Qiso ku saabsan cuntada waddanka iyo galti macruufka)
Islamabad(RM):-Waxaan akhristayaasha bogga internetka www.raysmedia.net halkan ugu soo bandhigaynaa qiso la yaab leh oo ku saabsan cuntada waddankeenna beerihiisa ka soo baxda oo aad u qiimo badan iyo sida dad badan oo aan dareen sii dheer lahayni ay ceeb ugu qabaan quudashada cuntadaas dalka ka soo go'ad waana tan mid ka mid ah qisadaas
... - 15 Oct 2008
|
|
Gabdhaha WOJA oo soo qaban qaabiyey xuska Maalinta Qoraalka Adduunka
Nairobi(RM):-Ururka gabdhaha suxufiyiinta WOJA ayaa xaflad balaaran oo ay ku qabteen hotelka Barakaat ee magaalaada Nairobi waxey ku xuseen maalinta caalamiga ah ee qoraalka aduunka oo ku beegan maantay oo kale 8-September (internaltional Literacy Day) oo hayada UNECCO ay 17 Nov 1965 u astaameysay maantay.
... - 11 Sep 2008
|
|
Axkaamta Soonka (Soonka iyo qofka masaafurka ah)
Nairobi(RM):-Akhristayaasha qiimaha mudan oo aan ugu talagalnay inaan maalinba u soo qorno qayb ka mid ah axkaamta soonka maadaama aan ku jirno bishii barakaysnayd ee Ramadaan ayaan qormadeena maanta waxaan ku eegaynaa qofka safarka ku jira iyo soonka.... - 08 Sep 2008
|
|
Xafladda Aasaaska Compuska Jaamacadda Gedo( DAAWO SAWIRO)
Baardheere:Munaasabada xafladda Aasaaska Jaamacadda Gedo oo ay ka soo qeybgaleen masuuliyiin kala duwan iyo Martisharaf ka kala socotay Ururada bulshada rayidka ayaa waxaa ay ka dhacday xarunta hayadda HIRDA ee degmadan Baardheere... - 06 Sep 2008
|
|
IRIN RADIO Laanta AF-Soomaaliga oo aad ka dhegaysan kartid 21 METER BAND - 13685 KHz
BISHAARO BISHAARO BISHAARO.
Waxaa dhamaan Dadka ku Hadla Afka Soomaaliga loogu Bishaaraynayaa:
Waxaa dhowaan hawada soo galay radio IRIN ee Wakaaladda wararka arrimaha bani’aadamnimada ee Qaramada Midoobay. Ka dhegeyso haddaba maalin walba radiyo IRIN mawjadda gaaban ee dhererkeedu yahay 21ka meter band una dhiganta 13685KHz, saacaddu markay 11:30- 12:00 barqanimo xilliga Geeska Afrika.
... - 04 Sep 2008
|
|
Axkaamta Soonka(dersi diini ah oo ku saabsan bisha barakaysan ee Ramadaan
Nairobi(RM):-Bisha Soon waa bil uu Eebbe (swt) dhex yeelay fadli aad u weyn. Bisha Soon waxaa loogu magac daray bishii qur’aanka, taasoo macnaheedu yahay in qur’aanka la soo dejiyay bil Ramadaan., sida ku cad aayad qur’aan ah. Waa bil uu Ilaah furo albaabada Jannada, uuna xiro albaabada Naarta.
Eebbe wuxuu yiri: (Kuwa “Allah iyo Nabiga” rumeeyoow waxaa korkiinna lagu waajibiyay soonka sidii loogu waajibiyay kuwii idinka horreeyay waxaad mudantihiin in aad dhowrsataane” [al-Baqarah:183].
... - 03 Sep 2008
|
|
Bac Madow !!
Soomaalida inta badan way shareystaan wixii madow, haddii ay arkaan Mukulaal Madow, waxay yiraahdaan "Acuudi Billaahi”, ... - 18 Aug 2008
|
|
|
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 Next |
|
|
|